June 6, 2020

Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Agaasimaha Villa Somaliya


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasimaha Cusub ee Hab-maamuuska Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya.


Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa xilka Agaasimaha Hab-maamuuska Madaxtooyada Qaranka loogu magacaabay inuu noqdo Yuusuf Xasan Salan.


Mudane Yuusuf waxa uu hore u ahaa Agaasime ku xigeenka Hab-maamuuska Madaxtooyada,

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*