June 6, 2020

Mamulka Jubbaland oo War kasoo saaray maamulka dowladda Taagersan ee laga dhisay Gedo


Maamulka Goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay falalka sharci darrada ah ee ay dawladda federaalka Soomaaliya ka wado gobolka Gedo.

War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya falal Sharci daro ah ay ka waddo gobolka Gedo.


Sidoo kale Maamulka Jubbaland ayaa Ka Horyimid  Gudoomiyaha gobolka Gedo ee dhawaan uu Magacaabay Wasiir ku xigeen Jubbaland ka tirsan oo taabacsan dowladda Federaalka ee Soomaaliya.


Jubbaland waxa ay sheegtay in aysan aqoonsaneyn Falalka dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka waddo gobolka Gedo.

Nagala soo xariir: warhuban@hotmail.com

Fikirkaaga Waa muhiim ee Asxaabta La Qeybso

Your email address will not be published.


*