Warbaahinta Ceelbarafonline.com Oo Hambalyo u Diraysa Dhamaan Ummadda Islaamka Munaasabadda Ciidul Adxa

August 20, 2018 F.G 0

Maamulka ugu sareeya Warbaahinta  iyo Shaqaalaha WWW.Ceelbarafonline.com ayaa hambalyo ku aadan farxada Ciidul Adxaa u dirayaan dhammaan dadka Islaamka ah meel walbo oo ay joogaan,iyo Ummada Soomaaliyeed  maadaama maalinta berri ah ay ku beegan tahay maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa. Guud ahaan Umadda Islaamka oo ku kala sugan dalalka Caalamka iyo gobolada dalka ayaa si weyn ugu diyaar garoobaya in maalinta berri ah ay u dagaal degaan farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa. Dhinaca kale Waxaan ugu Bishaareeynaa Cidii Donayso in ay Nala soo Xariirto Gacmo Furan ayaan Ku soo dhaweeynaynaa 

Maxay Tahay Arrinta Ka Hor Taagan in uu Farmaajo Saxiixo Go’aankii BF ee Heshiiskii DPWorld Berbera?

August 20, 2018 M.Jo 0

Ayadoo laga Joogo 5 bilood markii uu Baarlamanka Somalia diiday heshiiskii Berbera. Waxaa heshiiska diidmadiisa la daba dhigay inuu saxiixo madaxweyne Farmaajo kadibna ay xukuumada Kheyre gaarsiiso Dowlada Imaaratka. Arrintaas wali ma Dhicin. Waxaa loo arkaa inuu amarkaasi ahaa dagaalkii sababay inuu is casilo gudoomiyihii Baarlamanka Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari. Xafiiska Farmaajo waxaa yaala waraaqo badan oo u baahan inuu madaxweynuhu saxiixo si loo fuliyo. Dadka isha ku hayay arrintaan ayaa sabab uga dhigaya saddex arimood oo is biirsaday dartood in loo saxiixi diiday go’aankii Baarlamanka. Mowqifka Somalia ee dhanka Imaaratka ayaa is badalay waxaan arrintaan loo arkaa mida ugu weyn ee sababtay in aan la dhaqan galin mowqifka Baarlamanka, mida labaadna waxaa lagu micneeyay in madaxda sare aaney muhiim u arag xiligaan fulinta go’aankan Siyaasiyiinta reer waqooyiga ah ee ka tirsan Dowlada federaalka ah ayaa la sheegay iney iyaguna diideen in Somaliland gooni loo beegsado iyadoo aan wali waxba laga qaban dekada Boosaaso oo iyaduna ay maamusho shirkada DP world. Saddexdaas arimood ayaa loo arkaa iney sababtay in go’aankii Baarlamanka ee bishii March uu [Sii aqri]

TAARIIKHDII CILMI GAALA DILE (QORE PROF:YAHYE AMIR

August 18, 2018 F.G 0

TAARIIKHDII CILMI GAALA DILE. U gaar ah walaal: Cali Xaraare. Hordhac: Taariikhda Soomaalidii Hore, haddii aad raadinee, mar mar waxa ay kugu khasbee in aad ku raadisid baaritaankaaga hab Qabiil, Deegaankii taariikhdaasi ka dhacday iyo waqtigii, sida Md. Cali Xaraaraba uu Muujiyay. Ninkii yiri: “intii Xuriyadda Soomaalidu dib u dhici leheyd anniga ha la i dilo”. Halgamaa: Cilmi Sh. Xassan Cadow (Cilmi Gaala Dile), waxa uu ku dhashay Tuulada Ceel Ure ee Sh/Hoose ( 1925-1981). Qabiil: Absuge Qombor – Abgaal. Hooyadii waxa la dhihi jiray: Jilacey Jimcaale Barow ( Murusade – Hilibi). Siduu u dhacay dilka Gaalkii: Delbufle?. Caruur Soomaali ah ayaa galay Beertii Gaalkii Delbufle, caruurtii markii ay arkeen Gaalkii ayey ka carareen, waxa uuna soo qabtay wiil ka mid ahaa oo la dhihi jiray Cumar Adan Cadow oo Agoon ahaa, waxaan ay ilma adeer ahaayeen Cilmi Xassan Cadow “Gaala dile”, Gaalku Bir ayuu si xun madaxa uga garaacay wiilka, kadibna waa ku dul istaagay, feerahana waa ka jajabiyay, lama arag qof u gacan galay oo nolol uga baxsatay, wiilkii waxa uu ugu muuqday [Sii aqri]

Waa nasiib darradayda (Sheeko tiiraanya leh) Q10aad

August 18, 2018 F.G 0

Aniga oo warqadahayga sita ayaan kasoo jaqaafiyay xaafadda, subax xanuun badan ayey ii ahayd, aad ayaan isku cunayay iskuna canaanayay, is waydiintan badana waan is waydiinayay, maxaa igu dhacay, maxay ku dhacday sidan, maxaa laga soo sheegi doonaa fowsiyo, ma adiga oo ka fog ayey dhiman lahayd? su’aalo dhowr ah oo jawaab loo hayn ayaan is waydiinayay, aniga oo isla hadlaya ayaan dhaqtarkii u imid, maba sii daahin waxaan hordhigay warqadihii iyo daawooyinkii, markuu cabaar eegayay ayuu igu yiri “maxaad rabtaa in aad ogaato” isaga oo indhihiisa iigu muujinaya raja xumo iyo quus” Waxaan ku iri waxaan rabaa in aan ogaado xanuunka qoftan ay qabto, dhaqtarkii ayaa i waydiiyay waxa aan isku nahay qofkan iyo halka ay joogto, waxaan u sheegay in ay xaaskayga tahay magaaladana ay dhinac ka joogto oo ila nooshahay. Intii uu ii sheegi lahaa waxa haysta ayuu iwaydiiyay dhowr su’aalood oo sida ay dhacday sidan, maxaa dhacay oo uga warqabi wayday xaaskaaga, sidee ku dhacday qof kula nool heerkan inta uu garayo in aadan ka warqabin, qayru mas’uulnimo wayn ayaad muujisay, [Sii aqri]

Doorashii Madaxweeyne Farmaajo”Farxadii Farmaajo Iyo Fool-Xumadii Laga Dhaxlay”

August 15, 2018 M.Jo 0

8 February 2017 Sanad Iyo Bar ayaa kasoo wareegtay markii xubnaha labada aqal ee barlamaanka Federaalka Soomaaliya ay u doorteen Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu noqdo madaxweynaha afarta sano ee dalka, iyada oo uu heley codad aad u fara badan oo markii hore uu islahaa ma heli doontid, isaga oo wareeggii labaad ee doorashada kaga adkaadey laba madaxweyne oo isaga kursiga kaga horeeysey oo kala ah Xasan Sh Maxamuud iyo Shariif Sh Axmed. Madaxweeyne Farmaajo oo horey dalka uga soo noqdey Ra’iisul Wasaare waxaa u soo banaanbaxay dad badan oo aaminsanaa in uu wax un dhaami doono madaxdii kale ee isaga kaga horeysey kursiga, islamarkaana uu yahay wadani isku hayn kara Soomaalida inteeda kale, laakiin su’aashu waxay tahay sanad Iyo Bar kadib Farmaajihii la filayay ma yahay mise waxaa jira in lagu kadsoomay oo aragtidii laga haystey ay meesha ka baxday? BILOWGIISII KURSIGA IYO XULASHADIISII RA”IISUL WASAARAHA SOMALIYA Madaxweyne Farmaajo ayaa maalmihiisii ugu horeeyey xarunta madaxtooyada waxaa laga dareemay isbarbaryaac xagga maamulka ah, iyada oo muddo sadex bil ah ay xilalka madaxtooyada agaasinkeeda la kala bedeley [Sii aqri]

Al-Jazeera Oo Daabacday XOG Sir ah Kuna Fadeexeeysay Sacuudiga iyo Imaaraadka

August 14, 2018 F.G 0

Talefishinka Caanka ah ee Al-Jazeera qeybtiisa Afka Carabiga ayaa soo bandhigay warbixin kashiftay sir badan oo ka dhan ah xulafada Sacuudiga iyo Imaaraadka ee weerarka ku qaaday dalka Yemen.Warbixintaan ku qorneyd afka Carabiga  Warbixin sir ah oo ceebeysay Xulafada Sacuudiga iyo Imaaraadka ee Yemen Al-Jazeera ayaa heshay warbixin sir ah oo ay soo diraariyeen shakhsiyaad Militari ah oo la shaqeeyey  Xulafada Sacuudiga iyo Imaaraadka ee Yemen, warbixintaas oo ku saabsan Xaaladaha xabsiyada, xarumaha qarsoodiga ah iyo dadka sida qasabka ah loo wato. Warbixintaan sirta ah ee la helay ayaa wadato caddeymo isugu jiro dadka xabsiyada ku jiro iyo qaar ka tirsan ciidamada Xulafadaan ee maamulo xabsiyada, waxayna warbixintaan sirta ah xoojisay baaritaanadii hore ee Associated Press. Warbixintaan ayaa shaaca ka qaaday qaar ka mid ah dambiyada ka jiro  xabsiyadan qarsoodi ah ee koonfurta Yemen  taasoo ay maamusho Imaaraadka Carabta oo isku badalay Bakhaaro lagu iibiyo jirka bini’aadanka,  cabsi gelinta Maxaabiista iyo dadka lasoo afduubay iyadoo loo marayo jirdil iyo Xayiraad. Sidoo kale warbixintaan ayaa lagu soo bandhigay Magacyada Goobaha, Qolalka qarsoodiga ah, dadka la xiray [Sii aqri]

Maqaal:Yaa Sheegay Markii Hore in UNITED NATIONS ay Wadamada u Dhisaan Ciidan Qaran?

August 8, 2018 M.Jo 0

Waxaa maqaal dheer oo ka hadlaaya sida Amerika iyo Jimciyada Qaruumaha Ka dhexeysa ugu fashilmeen in aay dib u dhisaan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed lagu soo qoray Joornaalka Af-dheer ee FOREIGN POLICY (August 7, 2018) Hadaba waxaa SU’AAL AH: SU’AAL: Yaa markii hore-ba sheegay in the UNITED NATIONS in aay wadamada u dhisto Ciidan Qaran? Dhab ahaantii waa nasiib daro iyo jaha-warweer siyaasadeed in dadka Soomaaliyed loogu sheekeeyo waxaa Ciidankii Soomaaliya dhisaaya Ururo Caalami ah sida UN iyo EU, aduunyada horay uma dhicin hadana ma dhici-doonto in UNs in aay Soomaaliya Ciidan Qaran u dhisaan, ASAL AHAANA Ciidan Qaran waxaa dhisa HOGAAMIYE talada ku qabtay (1) Wada SHARCIYA (for legitimacy). (2) Lehna aragti fog oo qaranimo iyo karti-fulineed (3) isla markaasna haysta dhaqaale ku filan….. Sidaas oo aay tahay waxaa dhici karta in uu dhismo wax u eg Ciidan Qaran waase hadii TAAGEERO dhankasta ah laga helo Wadan-weyn (almost superpower), waa sidii Ka dhacday Soomaaliya sanadadii (1963-1976)…Midowgii Sofyeeti ayaa Soomaaliya ka dhisay wax u ekaa Ciidan Qaran, balse ceebta ciidankaasi leeyahay ayaa ah in aanu [Sii aqri]

AKHRISO;Xukuumada Farmaajo Iyo Kheeyre ee Nabad Iyo Nolol Ma Qarax Iyo Qiyaano Qaran Baa?

August 7, 2018 M.Jo 0

Siyaasada udub Dhexaadka looga dhigay Qabyaalada iyo Iskooxaysiga ee bulshada qaluubteeda, qasabka lagu la galinayo, qaab hadaleed looga dayday sidii ay khubadaha ujeedin jireen kaligii-taliyaal soo maray Dalalka Carabta iyo Yurub oo ay ka mid ahaayeen, Adolf Hitler  iyo Sadaam Xussen, waana mida uu ku caan baxay Ra’iisulwasaare Kheyre oo xilkaan uu u Magacaabay Madaxweyne Farmaajo oo ay Xidiid yihiin Warbixintaana waxaa ay qeexeysaa,Xukumad Xayn-daab ka sameysatay Xarumo yar oo isku muuqda oo aan xukumin meel Xamar ka baxsan iyo Xasan Cali Kheyre oo ula magac-baxay Xukumadda Nabad iyo Nolol,hadaba Muwaadin aan qiimeyno xaalada dalku uu  ku jiro, dibna aan u jaleecno hab dhaqanka Golaha fulinta,si aanan hiyiraac ugu noqon dano gaar ah oo naga marin habaabinaysa mustaqbalkeena,waa in aan ogaanaa,  dadkeenu nabad ma heystaan? Nooloolse ma heystaan?                                                  Nabad Dhanka (nabad)-inta uu Xilka hayo, Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, Muqdisho iyo hareeraheeda waxaa ka dhacay in ka badan 70-qarax iyo weerarkii ugu qasaarha badnaa, Taariikhda dhow ee guud ahaan geeska Africa, waana hal ama labo inta Habeen ama Maalin aan dad lagu dilin Magaalada Muqdisho, [Sii aqri]

AKHRISO:Saamaynta Iyo Isbeddelka Siyaasadeed ee Ka Socda Geeska Afrika ?Waa Sidee Xariirka Soomaaliya iyo Jabuuti?

August 3, 2018 F.G 0

Dalka Jabuuti ayaa Maalintii  Arbacada aheeyd soo saartay hadal ay uga caraysnayd baaq uu madaxweynaha Soomaaliya ka jeediyey Asmara, kaas oo uu ku dalbanayey in xayiraadda laga qaado Eritrea. Waxay u sababaysay in arrintaas aysan ka Sugeeyn in ay ka timaado Soomaaliya. Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya, Aadan Xasan Aadan, oo BBC la hadlay wuxuu sheegay in Farmaajo uusan ka hadlin “dhulka iyo maxaabiista Jabuuti laga haysto”, oo taa beddelkeeda “uu Asmara kaga dhawaaqay in Eritrea cunaqabataynta laga qaado”.   Sidoo kale Jabuuti waxay ku gooddisay in aysan arrintaas u dulqaadan doonin, ayadoo ciidankeeda ay Soomaaliya u joogaan “difaaca nabadda iyo deganaanshaha Soomaaliya” . Soomaliya midkee u muhiimsan Eritrea iyo Jabuuti? Dr Xasan Sheekh Cali oo arrimaha gobolka iyo kuwa islaamka falanqeeya wuxuu aaminsan yahay in juquraafi ahaan sida loogu kala dhow yahay Soomaaliya loogu kala muhiimsan yahay, oo muhiimadda 1aad ay u leeyihiin Soomaaliya dalalka jaarka la ah, ayadoo dhinaca kalena aysan meesha ka marnayn in Soomaaliya iyo Jabuuti ay ka dhaxeeyaan diin, dhaqan iyo dhalasho. Maxamed Nuur Caalin oo hore u soo noqday diblomaasi, [Sii aqri]

AKHRISO:Madaxweeyne Farmaajo”Waxaa Wanaagsaneed in uu Hargeeysa Ka Dego Halkii uu Asmara Ka Tagay”

July 30, 2018 M.Jo 0

Iyadoo uu Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo uu booqasho seddex cisho ku joogo magaalada Asmara ee dalka Eriteria ayaa waxaa arrintaasi ka Hadllay Shacabka soomaaliyeed Wayna soo dhaweeyeen Balse Waxa ay ku Tilmaameen Safarka Madaxweeynaha in uu Dhax Dabaalanayo Biyo ay Dufaani la socdaan Maxaa looga Bahanaa Oo Talaabo ah in uu qaado Madaxweyne Farmaajo: Waxaa   xiligaan looga baahanaa Madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo in uu Xooga saaro Siyaasada Arrimaha Guddaha ,Waxaa aad ugu sharaf badneed in uu diyaarada qaato uu Ka dego Magaalada Hargeeysa Si uu Wadda hadal Toos ah ula yeesha Madaxda Somaliland Asigoo kala Hadlayo waxa ay doonayaan shacabka somaliland iyo in labada shacab laga shaqeeyo mideeyntooda .Sidoo kale waxaa aad u  wanaagsaneed in uu xooga saaro Joojinta Dagaalada ka socda Tukaraq ee u dhaxeeya labada maamul Soomaaliland iyo Puntland Tusaale: R/Wasaaraha Itoobiya Waxa uu ka dagay Caasimada Eritrea Waxaana uu Muujiyay Go,aano Geesinimo leh waxaana uu soo afjaray colaad dheer oo u dhaxeeysay labada dal itoobiya iyo Eritrea.   Dhinaca kale  Siyaasada Caalamka ayaa ah Waqtigaan Mid Qatarteeda Leh Soomaaliyana Waxa ay [Sii aqri]

1 2 3 25